Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay
Published on February 6, 2013 by admin · No Comments
Waxaa Aqristay:9091
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo Andrew Martin Curtis, kadib, markii uu ku kacay fal ku cusub deegankaasi.
Andrew Martin Curtis, waxa uu carro ka qaaday khilaaf soo dhex galay isaga iyo gabar uu la saaxiib ahaa, oo nin kale ka racday, kadibna waxa uu guddoonsaday inuu arbusho Xafladda lagu gelbin lahaa Caruusadda isaga ka dan-doorsatay.
Ninkaasi, waxa uu gaari xamuul ah ka soo xaday goob gaadiidka la dhigto oo ku taaalla Degaanka Midvale, wuxuuna xoog ku soo kaxeeyey gaariga oo uu la soo beegsaday Barxadda gaadiidka la dhigto ee Kaniisadda, halkaasi oo gaadiidka gelbiska joogeen.
Dareewalka saaxiibtiisa laga bloogay, waxa uu si ay ka muuqato hinaaso jacayl gaarigii ugu dhuftay gawaari halkaasi taagnayd, ka hor inta uusan goobta ka baxsanin.
Andrew Martin Curtis, waxa uu garigii weynaa ee uu falkaasi u adeegsaday dib ugu celiyey bartii uu horey uga soo kaxaystay, waxaana markii dambe qabtay Boliska oo dabalgalay ninkaasi.
Askari lagu magacaabo Justin Midvale oo ka hdla Saldhigga Degaanka Midvale, oo loo xil-saaray Kiiskaasi, ayaa dhacdadaasi ku fahfaahiyey Wargeyska Waregeyska lagu magcabo Chicago Tribune , cadadkiisa shalay (January 26th), lagu magcabo Chicago Tribune , cadadkiisa shalay (January 26th) qaabka uu u dhacay falka uu Ninkaasi ku carqaladeeyey Munaasabadda lagu gelbin laha saaxiibtiisa lga guursday.
Waxa uu falkaasi ku tilmaamay mid Mar-la-arag ku noqotay, maadaama intii Askariga ahaa uusan marnaba la kulmin dhacdo noocasi ah muddadii uu Boliska ahaa.
Eedeysanaha ayaa waxaa la soo taagay Maxkamadda, iyadoo lagu soo oogay fal-dembiyeedka uu geystay, iyadoo Dembiilaha uusan lahayn Laysinka lagu kaxeeyo Gaadiidka Waa Weyn (Third Grade) iyo inuu geystay burbur gaadiid oo lagu qiimeeyey Kun Dollar.
Eedeysanaha ayaa waxa uu falkasi u geystay Masayr uu ka qaaday gabadhii uu jeclaa oo horey u diiday inay isaga la hadasho.
Hinaasaha noocani ah, ayaa waxa uu qeyb ka yahay masayrka inta badn Lammaanayaasha is-jecel ka dhex dhaca, inkastoo Ragga loogu baahan yahay inay Kal-adeeg yeeshaan haddii ay dhacdadani oo kale buulkiisa soo gasho.
Ragga laga baloogo haweenka ay jeclaayeen, waa inay xusuustaan Maahmaahda Soomaalida ee oranaysa;- Naag kun baa kolkoolisa, kowna wey kala baxdaa’.
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...