Bandhig Faneed Waxaa Aqristay:3734

Waxaa Dhamaan lagu Wargelinaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku Nool dalka Sawezerland Gaar ahaan Magaalada Geminschaftszentrum Heuried Dolschiweg 130-8055 Zuric iyo Nawaaxigeeda In 29-09-2012 Sacada 21:5:30 la qaban Doodo Bandhig Faneedkii Ugu weynaa ee Sanadahaan Lagu qabto gudah dalka Swezerland.
Qiimaha Waa 25,-Fr.
Tikedha Waxaad kala Xiriiri Kartaa M.Shariif o79\515009 ama F.Ahmed 076\5315774
Habeenkaasi Looma kala harin Hobolada hortiimna Imaan doono Waxaa ka Mid ah :-
1-Maandeeq Nuur Garaasha Oo ka tirsaneed Ubixii Kacmarno October ee UKO
2-Muusigiistha Caanka ah ee Bashiir Hanuuniye .
3-Hobolada Codka Macaan Ayaan Taleex,
4-Fanaankii Reer UK Cabdi Holand.
5-Al-fanan A.Whaab Boska,
6-Fannaka Da’dar ee Qaraaxada Badan Zaki Hanad.
7-Fananka laga daba dhacay A.Fitah Yare
8-Waaw nin Culs Al-Fanaan Super Khalid .
Share
|