Please disable any ad-blocker you are using in your browser.

Tuesday, September 16th, 2014

Askar Ciidamada dawladda ka tirsan oo falal dil iyo dhaawac ah u gaystay dad rayid ah.

Published on July 30, 2014 by   ·   No Comments Number of View: 5

askarta dawladda

 

July 30 2014

 

Muqdisho (- Codka Qaranka – )..nin ku lebisan Direyska Ciidanka Dawladda federaalka Somaliya ayaa rasaas ku furay Nin rayid ah oo watay Moto Bajaj ah barqanimadii manta degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Mashaqadan ayaa timi ka gadaal markii Ninka Mootada watay uu mootadii ku hor gooyay Gaari Mini Bus ah oo uu Askerigu saarnaa kaddibna inta Askerigii soo degay ayaa dhowr xabadood Caloosha uga dhuftay. Kaddibna goobtii isaga cararay.

Ninkii Mootada watay ayaa waxaa soo gaaray dhaawac, waxaana loola cararay Isbitaalka Keysaney oo ku yaala isla degmada Kaaraan.

Shilkan ayaa sida ay goob joogayaal sheegayaan wuxuu ka dhacay nawaaxiga saldhigga Boliiska ee degmada Kaaraan.

Goobta uu falkaas ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray Ciidan ku sugnaa saldhiggaas kuwaasoo ku baxay goobtii uu ku cararay ninkii dhaawaca u gaystay Ninka rayidka ah in kastoo ayan weli gacanta ku soo dhigin ciidanka sida ay sheegayaan wararka halkaa ka imaanaya.

Dhinaca kalena Askeri ka tirsan Ciidanka Dawladda ayaa toogasho ku dilay Nin Rayid ah oo ku sugnaa degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho.

Dilka ninkan rayidka ayaa yimi ka gadaal markii muran xoog leh uu dhex maray Marxuumka iyo Ninka dilka u gaystay kaddibna uu rasaas ku furay taasoo keentay inuu isla goobtii ku geeryoodo.

Ninka dilka gaystay ayaa isku dayay inuu goobta ka baxsado hase yeeshee ciidamada ammaanka ee degmadaasi ay gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiiglaha.

Askeriga dilka gaystay ayaa iminka ku xiran saldhigga Boliiska ee Dharkeenleey iyadoo la filayo in la hor geeyo Sharciga.

Readers Comments (0)



English News

images

Somalia’s al Shabaab says Uganda did not prevent attack by the group

September 16, 2014
MOGADISHU- Somalia's al Shabaab militants denied on Monday that Ugandan authorities had foiled an attack by the group, ...
_56922161_kenya_somalia_garissa_1111

Garissa:Fury over shutdown of passport offices

September 16, 2014
Leaders and residents of Garissa and the greater North Eastern region have threatened to boycott President Uhuru Kenyatta’s ...
dn+FRONT+2504+c.JPG

Urgent talks as Somalia claims Kenya coast

September 14, 2014
Somalia's claim could effectively turn Kenya into a landlocked country. Kenya risks losing almost all of its territorial waters ...
dhuxulow

Weekly Press Conference on the Progress of the Government

September 13, 2014
The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media in Mogadishu, providing an update on the progress ...
national_id660

Kenya: Wajir lawmakers issue ultimatum over IDs ban

September 10, 2014
NAIROBI, Kenya – Wajir North Member of Parliament, Ibrahim Saley has given the Wajir County Commissioner a two-week ...
Shabaab

Security Intensified Over Fears of Retaliatory Attacks

September 10, 2014
Kampala – (R.V.N) :-SECURITY has been beefed across the country following fears of possible retaliatory attacks by the al-Shabab, ...
Aur

Australian tol provide a further $5 million in humanitarian assistance to Somalia

September 10, 2014
The Australian Government will provide a further $5 million in humanitarian assistance to Somalia. The funding will be ...
al-shabaab-400x300

New Somali extremist leader rose amid purge

September 10, 2014
Mogadisho - (R.V.N) :-  The new leader of Somalia’s al-Shabab extremist rebels, Ahmad Umar, is described as a ...
Gen-Katumba-Wamala2

New al-Shabab boss plans to hit Uganda – Gen Katumba

September 10, 2014
Kampala– ( R.V. N) :-  The army has warned that the new leader of the Islamist militant group ...
665003303001_3390139430001_20143259376676734-20

Somalia lauds Kuwait’s role in supporting Arab joint action

September 10, 2014
Kuwait – ( R.V. N) :- Somalia's Minister of Planning and International Cooperation Said Abdullah Mohammad praised on Tuesday Kuwait's ...
Somali Refugees in Kenya

Somali Refugees in Kenya Face Abuse, Deportation: Rights Group

September 10, 2014
Nairobi – ( R.V. N) :- Half a million refugees from war-ravaged Somalia face abuse at the hands of Kenyan ...
Mr. Key

Somalia: UN envoy condemns latest terrorist attacks

September 10, 2014
Mogadishu - ( R.V. N) :- Calling for reconciliation and an end to violence in Somalia, the top United ...

Somalia’s al-Shabab names new leader

September 6, 2014
Al-Shabab, the Somali armed group, has named Sheikh Ahmad Umar, also known as Abu Ubaidah, as successor to Ahmed Abdi ...
mustaf dhuxulow

Weekly Press Conference on the Progress of the Government

September 6, 2014
Mogadishu, 06 September 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media in Mogadishu, providing ...
godane-wanted1

Statement by the Press Secretary on the Death of Ahmed Godane

September 5, 2014
Washington(Codka Qaranka)- Today, the Department of Defense confirmed that Ahmed Godane, the leader of al-Shabaab, is dead as ...
United States Somalia

6 Islamist militants killed in US Somalia attack

September 2, 2014
MOGADISHU, Somalia — Al-Shabab’s top leader was traveling in one of two vehicles hit Monday night in a ...
diyaaradaha darooniska

U.S. military operation targets extremists in Somalia

September 2, 2014
U.S. military forces directed a counter-terrorism operation against the al-Shabab network of Islamic extremists in Somalia, the Pentagon ...
Nusoj

Somali government passes anti-media legislation

September 2, 2014
Muqdisho(Codka Qaranka)-- The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses outrage over the passing of the contentious anti-media legislation ...
mustaf dhuxulow

Minister of Information Welcomes Cabinet Approval of Draft Media Law

September 1, 2014
Mogadishu, 01 September 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information, today warmly welcomed cabinet approval of ...
Nusoj

Crackdown on Somali journalists condemned

September 1, 2014
The National Union of Journalists of Great Britain and Ireland (NUJ) has condemned the growing crackdown against journalists and trade ...