» Arrimaha Bulshada
Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla Xadka India, kadib markii Hooyo u dhalatay Dalkaasi ay Canugeeda ku iibsatay Kharaj dhan 6$ Dollar oo lacagta Maraykanka ah.
Hooyadda Canuga iibsatay ayaa waxaa magaceeda lagu sheegay Agram, waxa ayna Canugeeda ka iibsatay Muwaadin u dhashay Dalka Maraykanka oo deegan ku ah Dalkaasi, sida ay daabaceen Warbaahinta dalkaasi.
Boliska Dalka India, ayaa ku guuleystay gacan ku dhigida Haweeneyda lagu magacaabo Agram, oo iyagu baahi u iibsatay Canugeeda hayeeshe Boliska ayaa waxa ay wadaan baaritaano lagu xaqiijinaayo Sababihii ka dambeeyay inay Agram, iibsato Canugeeda.
Agram, ayaa waxa ay horay u dhashay Saddax Carruur ah, oo labo kamid ah ay iibsatay, halka midka kalane ay u adeegsato shaqooyinka looga baahan yahay Suuqa iyo Guriga iyo Weliba baadi goobta waxa ay Qoyskaasi cuni lahaayen.
Dalka India ayaa waxa uu Afafka hore kaga jira dalalka ay hareereysay Gaajada isla markaana aan laga qadarin qiimaha Carruurta iyada oo Xiliyada qaar aad arkeyso Qoys dhameystiran oo la kala iibsanaayo sababo la xiriirta Addoonsi iyo Faqri baaxad weyn leh oo dalkaasi ka jira.
Share
Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
Share
DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay iyadoo hurada cuntay, kuwaas oo sida ay ku cuntay iyo sida ay u faaruqisay midna aanay waxba kala socon.
Share
DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty Oo Carartay Mar Qur Ah Xaflad Heer Sareysa Oo Arooskeedi Ahaa Kadib Markii Ay Maqashay In Dhul Gariir Xoogan Uu Ku Dhuftay Sichuan ee koonfurta Shiinaha.
Share
Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo Andrew Martin Curtis, kadib, markii uu ku kacay fal ku cusub deegankaasi.
Andrew Martin Curtis, waxa uu carro ka qaaday khilaaf soo dhex galay isaga iyo gabar uu la saaxiib ahaa, oo nin kale ka racday, kadibna waxa uu guddoonsaday inuu arbusho Xafladda lagu gelbin lahaa Caruusadda isaga ka dan-doorsatay.
Ninkaasi, waxa uu gaari xamuul ah ka soo xaday goob gaadiidka la dhigto oo ku taaalla Degaanka Midvale, wuxuuna xoog ku soo kaxeeyey gaariga oo uu la soo beegsaday Barxadda gaadiidka la dhigto ee Kaniisadda, halkaasi oo gaadiidka gelbiska joogeen.
Dareewalka saaxiibtiisa laga bloogay, waxa uu si ay ka muuqato hinaaso jacayl gaarigii ugu dhuftay gawaari halkaasi taagnayd, ka hor inta uusan goobta ka baxsanin.
Andrew Martin Curtis, waxa uu garigii weynaa ee uu falkaasi u adeegsaday dib ugu celiyey bartii uu horey uga soo kaxaystay, waxaana markii dambe qabtay Boliska oo dabalgalay ninkaasi.
Askari lagu magacaabo Justin Midvale oo ka hdla Saldhigga Degaanka Midvale, oo loo xil-saaray Kiiskaasi, ayaa dhacdadaasi ku fahfaahiyey Wargeyska Waregeyska lagu magcabo Chicago Tribune , cadadkiisa shalay (January 26th), lagu magcabo Chicago Tribune , cadadkiisa shalay (January 26th) qaabka uu u dhacay falka uu Ninkaasi ku carqaladeeyey Munaasabadda lagu gelbin laha saaxiibtiisa lga guursday.
Waxa uu falkaasi ku tilmaamay mid Mar-la-arag ku noqotay, maadaama intii Askariga ahaa uusan marnaba la kulmin dhacdo noocasi ah muddadii uu Boliska ahaa.
Eedeysanaha ayaa waxaa la soo taagay Maxkamadda, iyadoo lagu soo oogay fal-dembiyeedka uu geystay, iyadoo Dembiilaha uusan lahayn Laysinka lagu kaxeeyo Gaadiidka Waa Weyn (Third Grade) iyo inuu geystay burbur gaadiid oo lagu qiimeeyey Kun Dollar.
Eedeysanaha ayaa waxa uu falkasi u geystay Masayr uu ka qaaday gabadhii uu jeclaa oo horey u diiday inay isaga la hadasho.
Hinaasaha noocani ah, ayaa waxa uu qeyb ka yahay masayrka inta badn Lammaanayaasha is-jecel ka dhex dhaca, inkastoo Ragga loogu baahan yahay inay Kal-adeeg yeeshaan haddii ay dhacdadani oo kale buulkiisa soo gasho.
Ragga laga baloogo haweenka ay jeclaayeen, waa inay xusuustaan Maahmaahda Soomaalida ee oranaysa;- Naag kun baa kolkoolisa, kowna wey kala baxdaa’.
Share
Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad
2.Aabo Suleman  Aden Gaaba
3.Farxiyo   Mohamud  Xussien
4.Yussuf  Afey Bare
5.Mahad  Ibrahim Xassan
6.Bashir  Maacalin Maxaamed
7.Cabdulaahi    Maaclin Maxamuud
8.Xaawo   Mohamed  Cali Suulgaarar
9.Xabiibo Xaaji  Maxamed
10.Cadar  Ibrahim
11.Sacdiyo  Ahmed Tuwaad
12.Malyun Aden Gaaba
13.Mohamed  Cali Yare
14.Mohamed Cali Ogaali
15.Gudohmiyihi hore Mechanicsburg Mowlid Shalle iyo Gadomiyaha cusub Suleman Aden Gaaba
16.Agaasimaha guud Radio Codka Qarnka Maxamed Nuur Axmed (Fanax)
17.Wakilka Radio Codka Qaranka ee Mareykanka Yusuf Maxamed Shelle
Dhamaan Dadkaaso oo kala jooga Caalmka oo dil waxey halkaan hambalyo Dhalasho Farxad leh uga dirayaan
Qadro Ahmed Tuwad  Iyo Seygeeda C/casiis Aden Gaaba oo wiil ugu dhashay Xaafada Faarjiina Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ,wiilkaasi wxaa loo bixiyay Cabdulaahi Cabdicasis  Aaden Gaba .
Aanguna wxaan leenahay C/casiis Yare soo barbaar oo noqo kii anfaca waalidkiis iyo dalkiisa iyo diintiisa.
Aamiin Yaarabi.
W/Q:Yusuf Maxamed Sheele.
Share
Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan
4-Hooyo  Leyla Xaaji Cabdi
5-Raxmo Cabdi Cismaan
6-Khadijo Cabdi Cismaan
7-Maryan Cabdi Cismaan
8-Ibrahim Cabdi Cismaan
9- Aden Baajun
10-Fatuma Noor (Fanka)
11-Ahmed Sheikh Xassan
12-Dahir Sheikh Xassan
13.Khaadijo Sheikh Xassan
14- Ruqiyo Sheikh Xassan
15-Qaabow Mohamed Cisman
16-Sheikh Ahmed Siiraj
17-Macalin Maxamed Cabdi Xaamid
18- Godomiyaha Mechanicsburg  Mowlid Shalle Mohamed
19- Ibrahim salad  oo ah ciyalka xafada
20-Wariye Maxamed Rooyal
21-Wakiilka Mareykanka ee Radio Codka Qaranka Yusuf Maxamed Shelle
Wariye Maxmed Nuur Axmed (Fanax) Iyo Dhaama shaqaalaha Radio Codka Qaranka .
Dhamaan Dadkaan waxeey Tahniyad Farxad leh Hawada u Marinayaan Arroska iyo Aroosada Farta iyo Faraantiga Farsaka iyo geenyada Lamaanaha isdoortay ee kala ah Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Manie ee dalka Mareykanka taariikhdu markeey ku beegneed 20-ka Janaayo -2013-ka.
Anagu waxaan leenahay Noqda kuwii isku waara oo kala hela Ubad Khery qaba oo anfaca dalka iyo Diinta .
Aamiin  Aamiin Amiin
W/Q:Yusuf Maxamed Sheelle
<object width="150" height="50" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="wmode" value="transparent" /><param name="src" value="http://www.ericzhang.com/music/?url=http://codkaqaranka.com/wp-content/uploads/2012/09/Nimco-Dareen-Aroos.mp3&autostart=true" /><param name="quality" value="high" /><param name="pluginspage" value="http://www.macromedia.com/go/getflashplayer" /><embed width="150" height="50" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.ericzhang.com/music/?url=http://codkaqaranka.com/wp-content/uploads/2012/09/Nimco-Dareen-Aroos.mp3&autostart=true" wmode="transparent" quality="high" pluginspage="http://www.macromedia.com/go/getflashplayer" /></object>
Share
Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da’da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si weyn uga caabaneyso Website-yo xog been abuur ah ka qoray Mustaqlakeed,tasoo ay ku sheegaan in uu ku qabo Fananka codka Macaan ee Xuseen Carab oo ay la soo qaaday heeso dhowr ah.
Samiira oo la soo xiriirtay Shabakada Warbaahinta Codka Qaranka ayaa been abuur ku tilmaamtay arrinkaasi,iyadoo sheegtay in ay la yaabtayu markii ay ku aragtay website-yad aqaar oo ka been abuuraya Mustaqbalkeeda.
Sidoo kale fananada ayaa ka caabaneyso in xitaa website-yada qaar ay ka qoreen in Samira Naji uu guursaday wiil director ah asal ahaana ka soo jeedo dalka Hindiya oo lagu magacaabo Rahul Singh,haseyeeshee fananadu wax kama jiraan ay ku sheegaty arinkaasi.
Director-ka lagu Nabay Inuu Qabo Samira Naaji Rahul Singh
Ugu dambeytii Fananada ayaa Websityada Soomaalida ah ugu baaqday in ay joojiyaan wararka been abuurka ah iyo inay ku mashquulaan musqabalka shaqsiyadeed ee Fanaaniinta,waxeeyna taageeroyaasheeda faneed ugu sheegtay in laga been abuuray ayna dhawaan soo saari doonto heeso xul ah.
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Muqdisho-Soomaaliya
Voice Of The Nation
Share
6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha sida Rada iyo Dumarka,si xal loogu helo mararka qaar wxaa dhacada sababo lamaanah aku kalifo in ay been isku qanciyaan.
Share
DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
Share