tr-150x150

Daawo : Ciyaariyahan Geeryooday kadib Markii uu Gool dhaliyay.

Number of View :5Indian Footballer Dies After Somersault Goal Celebration – Peter Biaksangzuala Back Flip    

READ MORE →
Terry

Daawo Sawirada kulamadii xalay ee Champions Leaquega .

Number of View :5Waxyaabaha layaabka leh ee Champions Leaquega xalay ka dhex mjuuqday ayaa  lagu xasuusan doono xasuuqad ay Bayern Munich u gaysatay kooxda Roma, iyadoo shan gool ka dhalisay waqtiga nasashada ka hor. hada wariyaasha sportiga wabsitka Codkaqaranka.com,ayaa waxaa ay soo uruuriyeen natiijooyinka iyo sawiradii xalay ee kulamada la …

READ MORE →
Luiz-Adriano-Cetak-Lima-Gol-Shakhtar-Donetsk-Gulung-BATE-Borisov-0-7

Luiz Adriano Oo Bareejeyay Record-Ka Lionel Messi Ee Champions League

Number of View :5Xalay ayaa waxaa la sameeyay rikoor cusub oo ah dhanka gool dhalinta,waxaana xalay markale rikooradiisa kasoo muuqday Luiz Adriano oo ah laacib ka tirsan Shakhtar Donestk. Luiz Adriano ayaa dhaliyay shan gool hal kulan oo Champions League ah isagoo barbareeyay Lionel Messi, iyagoo ah ciyaartoyda kaliya ee …

READ MORE →
Gossib

Tottenham Oo Dooneysa In Ay Dib Ula Soo Saxiito Hugo Lloris

Number of View :5Tottenham  ayaa lala xiriirinayaa in ay dib ula soo saxiixan doonto koolhayaheedii hore ee  Hugo Lloris oo 27-jir ah,. Ninkaan caanka ah ayaa hada waxaa uu ku jiraa  lined up kooxda Toulouse’s,waxaana aan macaquul laga dhigin in uu kusoo laaban doono kooxda dalka englan ka dhisan ee …

READ MORE →
champions-460x260

Maxaad Ka Ogtahay Kulanka Caawa Anderlecht ? – ? Arsenal

Number of View :5Anderlecht iyo Arsenal oo group D ka tirsan koobka UEFA-Champions-League-ayaa caawa madaxa isdari doono waana mid kamid ah kulamada isha lagu heyn doono . Kulankaan ayaa la daawan doonaan  9:45pm dhanka  Geeska Afrika,Kooxda Gunners ayaaa waxaa weli ka maqan xiddigo badan oo furo u ah kulanka ay …

READ MORE →
champions-460x260

Wax Ka Ogow Kulanka Caawa Ee Atletico Madrid ? – ? Malmo FF.

Number of View :5Waqtiga geeska Africa marka caawa ay soo buuxiso  9:45pm  waxaa la baasan doonaan ciyaar xiiso badan oo dhex mari doonta kooxaha Atletico Madrid iyo  Malmo FFV,waxaan caawa kooxahaan dhanka kale ay matelayaan labada dale e Spain iyo Talyaaniga. Group A koox walba oo ku jirta waxa ay …

READ MORE →
1413730549508_wps_69_Liverpool_s_Raheem_Sterli

Maxaa Kala Heysta Liverpool Iyo Real Madrid Caawa?

Number of View :5UEFA-Champions-League- ayaa caawa waxaa laga ciyaari doonaa kulan aad uxiisabadan oo dhexmari doona  Liverpool Iyo Real Madrid  oo ka kala socda dalalka England iyo Spain iyagoona ka ka socda Group B. Los Blancos ayaa marti u ah Merseyside caawa kulan ka tirsan Group B Champions League, iyagoo …

READ MORE →
images2

Manchester City Oo Dalab Layaableh Udirta Mesut Ozil.

Number of View :5Manchester City have ayaa usoo weecatay laacibka kooxda  Arsenal Mesut Ozil. 26-jirkaan ayaa lashegayaa in dalab xoogan uu ka helay naadiga Man city,taasoo horay ula wareegtay ciyaartooy badan oo kooxda Arsenal ucayaarayay sida Nasri iyo kuwo kale. laacibka kooxda  Arsenal Mesut Ozil. Ayaa loobadinayaa in uu belo unoqdo …

READ MORE →
1413730549508_wps_69_Liverpool_s_Raheem_Sterli

Liverpool Oo Dalab Udirtay Xidig 17-Jir Ah.

Number of View :5Liverpool ayaa kula tartami doonta Juventus iyo dhowr kooxood oo Isbaanish ah saxiixa 17 jirka FC Porto ee khadka dhexe Ruben Neves. Wargeyska  (Daily Mirror) ayaa sheegay in kooxahan ay si weyn ugu tartamayaan saxiixa laacibka dhalanyarada ah. Macalinka kooxda Porto ayaa sheegay in aan macaquul aheen …

READ MORE →
download (5)

AC Milan Oo Ku Biirtay Kooxaha Doonaya Khedira.

Number of View :5Kooxda AC Milan ee dalka talyaaniga ayaa sheegtay in ay baahin weyn uqabto xidiga dalka Germany ee Khedira.iyo kooxda Real Madrid Kooxdaan ciyaarta horyaalka dalka Italian ayaa sheegtay in xidigaan ayna sina uga baaqsan doonin marka lagaaro suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. 20-jirkaan qadka dhexe ka ciyaara ayaa …

READ MORE →