» Wararka
Sir Culus:Cidda Iska Leh Abaabulka Mooshinka Ka Dhanka Ah Ra’isal Wasaaraha Oo La Soo Ogaaday
Muqdisho: (V.O.N):-Warar ay Heleyso Shabakadda Allcaasimada.com ayaa waxaa lagu soo ogaaday Maskaxda ka dambeysa Mooshinka ka dhanka ah Ra’isal Wasaare Saacid iyo Xukuumaddiisa iyo Meesha laga soo abaabulay.
Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayaa la sheegay in ay Xildhibaanada Mooshinka gudbiyay siiyeen Midkiiba Lacag dhan 3000 oo dollar.
Lacagtaan ayaa loo wakiishay Xildhibaanada kala ah C/Risaaq Jurille iyo Xildhibanad Fowsiyo oo horay u ahayd Wasiiraddii Umuuraha Haweenka.
Ilaha Shabakadda ay ka heleyso Xogtaan ayaa waxa ay Beesha Caalamka ka dalbadeen in dadkaasi carqaladda ku ah Hor u socodka Umadda Soomaaliyeed loo aqoonsado dad ka caagan siyaasadda Soomaaliya islamarkaana tallaabo deg deg ah laga qaado.
Sidoo kale eedeyntaan ayaa waxaa lagu soo daray Xildhibaan Cali Khaliif Galleyr iyo Xildhibaanad suuri Diiriye Carab kuwaasi oo dhammaan  ka mid ah dhinacyada loo wakiishay in ay Mooshinka ka keenaan Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid.
Ilahaan oo diiday in Magacooda loo adeegsado Warbaahinta ayaa sheegay in Caalamka ay ka codsanayaan in dadkaasi lo aqoonsado spoilers.
Sikastaba Xukuumadda Soomaaliya ayaa laga gudbiyay Mooshin ay si wey uga soo Horjeesteen inta badan qeybaha Bulshada Soomaaliyeed   islamaarkaana ay ku tilmaameen Qaran dumis dan shaqsiyadeed
Share
Xisbiga Cadaalada Iyo Horumarka Soomaaliyeed Oo Ka Digay Mooshin Lagu Ridayo Ra’iisul Wasaare Saacid
Muqdisho: (V.O.N):-Kulan balaaran oo maanta ay isugu yimaadeen Odayaal dhaqameed ,haweeen iyo xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka KMG oo haatan ku mideysan Xisbiga Cadaalada Iyo Horumarka Soomaaliyeed ayaa waxeey ka digeeen mooshin ka dhan ah Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliyeed Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo lagu doonayo In xilka looga qaado raisul wasaare Saacid.
Xubihii Madashaasi ka hadlay ayaa dhamaanood waxeey  ka digeen mooshin laga keeno Ra’isul Wasaare Saacid, taasoo ay ku tilmeen in ay sababi karto burbur Iyo Fashil ku yimaado dowaladda Sooamaaliya.
Gudoomiyha Xisbiga Cadaalada Iyo Horumarka Soomaaliyeed Maxamuud C/bdulaahi Wehliye {Waqaa} oo ka hadlay Kulankaasi ayaa sheegay in mooshinka lagu ridayo Ra’iisul Wasaare Saacid ay la micno tahay in laga soo horjeedo Jiritaanka dowladda Soomaaliya,isagoo Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ugu baaqay inaysan ku deg degin Moshinkaasi.
Gudoomiye Waqaa  oo ka tirsanaa Xilidhibaandii ugu Cadcadaa Baarlakaankii KMG ayaa sidoo kale ku baaqay inaan la fashilin waxqabadka muuqdo ay la timid xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid oo jirta Waqti Kooban.
Ugu Dambeytii Xisbiga Cadaalada Iyo Horumarka Soomaaliyeed ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxeey ka codsadeen in ay codkooda ku difaacaayna jiritaanka dowladda Soomaaliyeed.
Share
Xukuumadda Oo Cambaareyay Qarxii Ka Dhacay Dalka Turkiga
Muqdisho: (V.O.N):-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay magaalada Reyhanli ee dalka Turkiga ee ay ku dhinteen 43 qof, in ka badan 100 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa tacsi loogu diray qoysaska iy ehelada dadka ku waxyeelloobay qaraxyada, wuxuuna raysul wasaraha raysasho deg-deg ah u rajeeyay dhammaan dadkii ku dhaawacmay weerarka.
“Soomaaliya waxaa ka dhacay falal argagaxiso oo la mid ah kan Turkiga ka dhacay, dalkeennuna wuxuu nasiib u yeeshay inuu helo taageerada dowladda Turkiga iyo shacabkeeda. Waxaan jeclaan lahaa inaan tacsi tiiraanyo leh u diro qoysaska iyo ehelada dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarka,” ayuu raysul wasaare Shirdoon ku yiri war-saxaafadeedka.
Raysul wasaare Shirdoon wuxuu midnimo u muujiyey dowladda Turkiga iyo shacabkeeda. Wuxuu ugu yeeray bulshada caalamka inay ku midoobaan dagaalka lagula jiro argagaxisada si loo yareeyo khasaaraha soo gaaraya dadka rayid ah ee aan waxba galabsan.
Wuxuu sheegay in weerarka uu ahaa fal aad u xun, wuxuuna rajo ka muujiyay in dambiilayaasha si deg-deg ah loo aqoonsan doono lana hor geyn doono caddaaladda.
Dowladda Turkiga ayaa ku eedeysay sirdoonka Syria inay ka dambeeyeen qaraxa, hase ahaatee dowladda Syria ayaa beenisay inay mas’uul ka tahay qaraxyada labada gaari loo adeegsaday ee ay ku dhinteen 46 qof.
—————–Dhamaad———–
Share
Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla Xadka India, kadib markii Hooyo u dhalatay Dalkaasi ay Canugeeda ku iibsatay Kharaj dhan 6$ Dollar oo lacagta Maraykanka ah.
Hooyadda Canuga iibsatay ayaa waxaa magaceeda lagu sheegay Agram, waxa ayna Canugeeda ka iibsatay Muwaadin u dhashay Dalka Maraykanka oo deegan ku ah Dalkaasi, sida ay daabaceen Warbaahinta dalkaasi.
Boliska Dalka India, ayaa ku guuleystay gacan ku dhigida Haweeneyda lagu magacaabo Agram, oo iyagu baahi u iibsatay Canugeeda hayeeshe Boliska ayaa waxa ay wadaan baaritaano lagu xaqiijinaayo Sababihii ka dambeeyay inay Agram, iibsato Canugeeda.
Agram, ayaa waxa ay horay u dhashay Saddax Carruur ah, oo labo kamid ah ay iibsatay, halka midka kalane ay u adeegsato shaqooyinka looga baahan yahay Suuqa iyo Guriga iyo Weliba baadi goobta waxa ay Qoyskaasi cuni lahaayen.
Dalka India ayaa waxa uu Afafka hore kaga jira dalalka ay hareereysay Gaajada isla markaana aan laga qadarin qiimaha Carruurta iyada oo Xiliyada qaar aad arkeyso Qoys dhameystiran oo la kala iibsanaayo sababo la xiriirta Addoonsi iyo Faqri baaxad weyn leh oo dalkaasi ka jira.
Share
Maxmed Ahmed Nuur Tarsan Iyo Idaacada Shabeele Oo Heshiiyay Xog Hoose
Landon: (V.O.N):-Gudomiyaha gobolka Banaadir ahna duqada Magaalada Muqdisho Maxmed Ahmed Nuur (Tarsan) Iyo Milkiilaha Idaacada Shabelle Cabdi Maalik Yuusuf Maxamuud ayaa lagu soo waramayaa in Xalay ay kulan  ku qaateen Magaalada Landon  ee dalka Ingariiska ,Iyadoo kulankaasi ay dhex dhexaadinayeen qaar ka tirsan ehelada labada Dhinac iyo Xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingariiska.
Dood dheer kadib waxuu kulankiisi ku soo idlaaday Isfaham dhexmaray labada dhinac ,iyadoo  ay ku heshiyiin wadashaqeyn buuxda oo dhexmarto Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Idaacada Shabelle ,islamarkaana Idaacada shabelle ay joojiso waraka ka dhan ah maamulka gobolka Banaadir.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegayo in Milkiilaha Idaacada Shabelle uu Webmasterka Beej-ka Shabeele ku amray in website-ka laga saaro dhamaan Warbixinadii laga qoray  Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqada Magaalada Muqdisho Maxmed Ahmed Nuur (Tarsan).
Labada Dhinac ayaa sidoo kale waxeey ku heshiiyeen in marka ay dalka dib ugu soo laabtaan ay qabtaan xaflad lagu soo afjarayo colaadii Dhexmartay Gudoomiye Tarsan iyo Idaacada Shabeele.
W/D:Najiib Cabdi Barre
Landon-UK
Share
Dowladda Sudan Oo Lacag Dahan €1 Milyan Ugu Deeqday Soomaaliya
Muqdisho: (V.O.N):-Dowladda Sudan ayaa Soomaaliya ugu deeqday €1 Milyan oo lacagta Yuuraha ah oo loogu talagalay inay qayb ka noqoto mashaariicda horumarineed ee ka socda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Sudan Cali Karti ayaa deeqda ku yaboohay intii uu socday shirkii caalamiga ahaa ee arrimaha Soomaaliya looga hadlayay ee lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain.
Cali Karti waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay u baahan tahay taageero ay ka hesho beesha caalamka, si ay nabadgaliyo ay ugu soo dabbaasho dalkeeda.
Wuxuu sheegay in dowladda Sudan ay ballaarin doonto taageerada ay siiso Soomaaliya oo uu xusay in arday 10 kun ah oo ay deeq waxbarasho siisay ay qayb ka tahay taageerada ay siiso.
Sidoo kale, wuxuu xusay inay tababarro siiyaan ciidamada booliska iyo millateriga Soomaaliya.
Share
Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Xirnaashiyaha Wadooyinka Muqdisho
Muqdisho: (V.O.N):-Cali Maxamuud Raage Cali Dheere, Afhayeenka Maleshiyada Al-Shabaab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xiritaanka wadooyin Magaalada Muqdisho aysan hakin doonin weerarada kooxdooda ay ka fulinayaan Mudisho.
Cali Dheere ayaa tilmaamay in wadooyinka la xiray aysan wax udhimeyn ciidanka Shabaabna meel waliba oo Muqdisho ka tirsan oo u qorsheysan ay tagayaan sida uu hadlka u dhigay.
Afhayeenka Shabaab ayaa xusay in dowladda ay dhibeyso shacabka Soomaaliyeed balse aysan dhibeyn Al Shabaab, waxaana uu qiray in xirnaanshiyaha wadooyinka Muqdisho ay dhibaato ku tahay shacbiga dhibaateysan ee Soomaaliyeed.
Waxa uu ugu baaqay Shacbiga Muqdisho in ay la dagaalaan sida uu hadalka u dhigay dowladda Soomaaliya oo uu tilmaamay in ay dhibaato ku heyso nolashooda iyo nabadooda.
Ciidamada Dowladda ayaa xiray wadooyinka Magaalada Muqdisho iyadoo gaadiidka dadweynaha wadooyinka qaar loo diiday inay maraan.
Share
War Deg Deg ah:Madaxweyne Xasan Shiikh Iyo Wafdigiisa Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka
Muqdisho: (V.O.N):-Wafdigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa dib ugu soo laabtay dalka,iyadoo garoonka Diyaaradaha Aadan Cade Airport si weyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha iyo Wafdigiisa.
Waxaa Wadfiga Madaxweynaha Ku Soo Dhaweeyay garoonka Diyaaradha Muqdisho Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya  Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiirada,Guddoomiyaha Baarlamaanka, qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka , Saraakiisha Ciidamada Xoogga, Booliska , Nabad Sugid iyo Haweenka Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha oo si kooban garoonka kula hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay Safarkiisa iyo Shirkii London ee Madaxweynaha uu halkaasi kaga qeybgalay.
Share
Kulan Looga Hadlayo Amaanka Oo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo
Muqdisho: (V.O.N):-Kulankani Waxaa  Kasoo Qeyb Galay Mas uuliyiin Ka Tirsan Gobolka bay Oo Ugu HoreeyoGudoomiyaha Gobolka Bay iyo Gudoomiyahaya Magaalada Baydhabo XASAN BIIKOLE iyoSaraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowlada iyo qeybaha Bulshada Ra yidka ee Gobolka bay
Hada Waxaa Soconaya Qudbadihii ay jeedinayeen Mas uuliyiinta  kazoo qeyb Galay Kulanka
KALA SOCO WIXII FAAHFAAHIN KASOO BAXAXAY CODKAQARANKA.COM
Share
Shacabka Afgooye Oo Saaka Sameynaya Banaanbaxyo iyo Ganacsiga iyo Wadooyinka Oo u xiran
Muqdisho:(V.O.N):-Shacab aad iyo aad u badan ayaa saaka waxay dibad bax xoogan ay ka dhigeen degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose kaa oo ay uga soo horjeedaan dhibaatooyinka ka taagan degmadaasi iyo sidoo kale wadooyinka soo gala halkaasi.
Banaan Baxyadani oo haatan Ka soconaya Gudaha Degmada Afgooye ayaa Shacabku waxa ay Guud ahaan xireen Waddooyinka Soo Gala degmadaasi waxaana Saaka Xiran Guud ahaan Goobaha Ganacsi ee Ku yaalla Degmadaasi.
Qaar Ka mid ah dadka Dibad Baxyadaasi Ka qeyb qaadanaya oo Shabelle la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay Ka Cabanayaan Guud ahaan dhaca dadka Shacabka ah Loogu Geysto degmadaasi Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Shacabkaan ayaa isaga kala yimid dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Afgooye, waxaana ay sheegeen in aysan u
dul qaadan doonin waxa dhaacaya.
Shacabkaan ayaa ugu dambeen soo hor buxsamay xarunta degmada Afgooye, waxaana ay sheegeen in hadii ay yihiin shacabka ku dhaqan degmadaasi ay qabaan dhibaatooyin aad u daran, iyagoonadowladda Soomaaliya baaq deg deg ah jeediyay.
Sidoo kale waxay qaarkood dadkaan sheegeen in wasaaraddaarimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay in dadkaan ay wax la qabato islamarkaana wax laga qabto xaaladda ka taagan degmadaasi.
Maalmahaan dambe wadooyinka Afgooye waxaa aad ugu soo batay dhibaatooyinka ay ku qabaan dadka shacab ah, waxaana sidoo kale intaasi ka darneed ka dib markii shalay dhamaan gaadiidkii halkaasi ka shaqeynaayay ay shaqadii joojiyeen.
Share