Please disable any ad-blocker you are using in your browser.

Friday, September 19th, 2014

DHAGEYSO: Xildhibaan Ka Soo Horjeestay Maamulka Loo Sameynayo Gobolada Dhexe

Published on September 10, 2014 by   ·   No Comments Number of View :5

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka ayaa sheegay in Dowladu ay si qaldan u maamushay habka loo sameynayo maamulka Gobollada dhexe loo sameynayo, waxaana uu sheegay in Wasiirrada loo saaray gobolladaas ay yihiin kuwo an deegaanka ahayn.

C/qadir Maxamed Aadan (Sandheere) ayaa sheegay in uu ka Baxay Gudiga Farsamada maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud ka gadaal markii sida uu sheegay laga qalday hab maamulka.

Readers Comments (0)