Radio Codka Qaranka
Booqo Website Caalmiga Ah Ee Allsaxafada.com
Booqo Web Cusub Oo aad ka heli Doonto Warbxino
Arimaha Bulshada Sports Warar Dhacdooyin
http://allsaxafada.com/
Duullimaadkii turkish Airways Oo Mar kale dib u Dhacay
Maalintii labaad ayaa gegeda diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ay ka soo dagi la’dahay diyaaradda Turkish Airways, aydoo mar kale rakaabkii ay waday dib ugu celisay magaalada Nairobi ee karunta dalka Kenya.
Warar ayaa sheegaya in diyaaraddu ay la soo dagi wayday cillada farsamo halka warar kalana ay sheegayaan in uu jiro khilaaf ku aadan halkii ay diyaaraddu ka soo dagi lahayd.
Ilo ku dhow dhow shaqaalaha Turkish Airways ayaa sheegaya in aanay diyaaraddu ka soo degi karin dhinaca Run Way-ga Xalane, maadaama diyaaraddu ay weyn tahay, taas bedelkeed ay muhiim tahay inay dhanka Afisyoone ka soo degto.
Ma jirto ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka, iyo sidoo kale waaxda socdaalka dowladda, hasayeeshee tani waxay mar kale caqabad ku noqoneysa howlihii duullimaad ee diyaaradda Turkish Airways ay ku imaan jirtay Magaalada Muqdisho.
Talaadadii aannu ka soo gudubnay ayay diyaaraddu dib uga laabatay magaalada Muqdisho kadib markii ay ka dagi wayday garoonka diyaaradaka ee muqdisho.
Laabashada maanta ee diyaaraddu waxaa ay waday ku dhawaad 200 qof oo dhammaantood safar u ahaa magaalada Muqdisho.
Murtida Wariyaha Iyo Xigmada Todobaadka.Jimco Waliba, (Akhriso)?
Barnaamiskaan aan ugu magac darnay Murtida wariyaha, oo aan jimco waliba idiin kuugu soo gudbin doona, murti ama maah maahyo qiima badan ,waxaa todobaadkaan ugu bogan doonta .
Murtida, ku leh Saddex dadkaa kugu naca. Baryo badan bukta badan iyo baahi badan.
Waxay ila tahay, ama aan hubaa in aad, fahantay macnaha iyo ujeedgeeda, aay xambaarsan tahay murtidaasi.
Haddii Aad nimco doonaysid Nimcada Islaamka ayaa kugu filan, haddii aad mashquul rabtidna, Alle caabudidiisa ayaa kugu filan, haddii aad cibro qaadasho doonaysidna dhimashadaa ayaa kugu filan.
Hadii aad jeceshahay inaad sida tujaar u noolaato anigu waxaan jeclahay inay nolosheeydu ahaato mid la Jaanqaadi karta nolosha faqiirinta “I’d like to live like a poor man with lots of money.”
La Soco Jimco waliba, Murida wariyaha, adiga oo fikraadada ama sida aad u aragto barnaamiskaani, inooga soo hagaaji doona ciwaankeena.
By Nuur Ismaaciil Sheekh
00254707169260
Email. nuur.usa@hotmail.com
Nairobi Kenya
Dufcadii ugu horeysay ee Ciidamada Amisom oo Puntland kusii jeeda iyo Puntland oo kahadashay
Waxaa dhawaan la filayaa in deegaanadda Puntland ay tagaan ciidamo ka socda Midowga Afrika gaar ahaan Amisom, waana markii ugu horeysay.
Ciidamadan oo aan la ogayn tiradooda rasmiga ah ayaa la gayn doonaa Magaalooyinka Gaalkacyo, Boosaso, Garoowe iyo kuwa kale oo katirsn Puntland.
Deegaanada Puntland ayaa waxaa waayadan danbe kusoo kordhayay falal amaan xumo iyadoona ciidamo badan oo Shabaab ah ay gaareen buuraha Golis.
Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa saxaafadda uxaqiijiyay in ciidamadaas dhawaan lagayn doono deegaanadda Puntland.
“Waxaa ay ciidamadaas naga garab siinayaan ka hortaga amaan xumadda”ayuu sheegay Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan.
Ugu danbeyntii waxa la ogeyn waxyaabaha ay kusoo kordhin donaan  Amaanka degaanada Puntland ayadoo xarakada shabaab kusii xoogeysnayaan degaanadaasi
Kulan Looga Doodayay Xuquuqda Uu shaqaalaha siinaayo Dastuurka Cusub Oo Nairobi ka dhacay.
Kulan Looga Doodayay Xuquuqda Uu shaqaalaha siinaayo Dastuurka Cusub Oo Nairobi ka dhacay.
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo Xuquuqda shaqaalaha kaasi oo ay so qaban qaabiyeen ururka u dooda xuquuqda shaqaalaha ee somali congress of trade unions (SCTU) ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya.
Abduqaadir Abdiraxmaan oo ah gudoomiyaha ururk SCTU ,oo ka hadlay kulankaasi ayaa waxaa uu ku nux nuxsaday in dastuurka cusub uusan si cad ah u qeexaynin xuquuqda shaqaalaha soomaaliyeed,balse uu xooga saaray arimaha siyaasada.
Ururka u dood xuquuqda shaqaalha ee loo soo gaabiyo SCTU ayaa waxaa ay ku taliyaan in ay waajib tahay in dib loo eego laguna cadeedo dastuurka cusub xuquuqda shaqaalaha soomaaliyeed.
gudoomiyaha Ururkaasi mr Cabdiqaadir ayaa intaasi ku daray in dastuurkan uu san u qalmin umada soomaaliyeed,islamrakana aysan ka daali doonin sidii ay u raadin lahaayeen xuquuqda shaqaalaha soomaliyeed.
Ururkan oo ah urur u dooda xuquuqda shaqaalaha soomaaliyeed ayaa sidoo kale shirkooda waxaa ay ku sheegeen in ay waqrqad u direen gudiga madaxabanaan ee dastuurka federaalka ayna ka rajaynayaan in dib loo soo saxi doono xaqa xuquuqda shaqaalha ee ka maqan dastuurka.
Qoadabada dastuurka loogahadlin ee quseeya xuquuqda shaqaalaha soomaliyeed ayay ku sheegeen ururka u dooda xuquuqda shaqaalaha soomaaliyeed kuwa hoos ku qoran.
1-Xuquuda Shaqa Abuurista iyo helitaanka fursado shaqo.
2- Xuquuqda helida fasaxayada dhalmada.
3-Waqtiga Hoolgabka iyo Xuquuqda uu leeyahay .
4- Xuquuqda Helida Fasax Xanuuneedka .
5- Xaalada Mushaareed Ee Xaquuqda Shaqaalaha Soomaaliyeed.
6-Xaalada macquulka ah ee lagu shaqeenkaro.
Ugu dambayntii kulankani oo dadkii ka qayb galay ay kamid ahaayeen Ifraax Abdullahi Abkow, haashim sheekh cabdinuur iyo salaad cabdulaahi , ayaa ururka u dooda xuquuqda shaqaalaha ee SCTU ayaa waxa ay cadeeyeen in shaqaalaha umadda soomaliyeed aysan haysan xuquuqdii Aasaasiga oo ay u baahnaayaeen ,waxayna wacad ku marayan in ay soo calin doonaan taasi oo ay sheegeen in mudo ka badan 20 sano lagu tumanayay.
Dowladda Nigeria oo guur wadareedkii ugu horeeyay u qabatay 1,000 haween ah “Sawiro”.
Maamulada diinta ee gobolada ay dadka muslimiinta ah degaan ee dalka Nigeria ayaa qabtay guur wadareed 100 haween ah loogu guuriyay taasoo qorshaheeda ay ka qeyb qaadatay dowladda, qorshaha ayaana ah in 1,000 dumar ah oo qaar laga dhintay qaarna lafuray loo guuriyo.
Duqa magaalada Kano ee waqooyiga dalka Nigeria ayaa arintan ku dhawaaqay horaantii sanadkan si dumar ka aan laqabin loogu guuriyo, taasoo sababtay furiinka oo deegaanadaasi sare u kacay iyo dhibaatooyiinka dhaqaale xume ee raga haysto oo aad u badatay.
Haweenka waaweynaaday ee aan laguursan ayaa xittaa arintaan looga faa’ideynaayaa taasoo raga guurdoonka ah loogu ogolaanaayo inay illaa sadax guursadaan halmar.
Gudiga urur lagu magacaabo Hisbah oo ee magaalada labaad ee dalka Nigeria e islaamku degaan ee iyo ururada bulshada ayaa bishii February bilaabay inay idaacadaha ka ogeysiiyaan raga guur ka doonaayo inay soo codsadaan 1,000 dumar ah oo ay ka mid yihiin kuwo ay kala tageen ragii u dhaxay iyo qaar laga dhintay oo ay soo xuleen Culimada muslimiinta ee dalkaas.
Hadda ayaa 100 kamid ah 1,000 kaa haween loo guuriyay 100 kaloo rag ah, iyadoo qorshaha uu yahay in 10 xafladoo oo aroos loo qeybiyo ayaa ka dhici doonto masaajidka lagu magacaabo Kano Central Mosque. Gabdhaha laguuriyay ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin arintan lagu wanaajinaayo sida ay tilmaameen mustaqbalkooda.
Ragga ka faa’ideysanaayo arintaan ayaa waxaa go’aan ka gaaraayo Gudiga culimada, mana loo ogolaan doono inay furan haweenkan illaa ay go’aan ka gaaraan Gudiga.
Nazifi Mohammed, 30, waxa uu kamid ahaa raga ka faa’ideystay arintan waxa uuna yiri: ‘markaan maqlay arintan hormarka leh, waxaan dareemay inuu yahay wanaag lasoo dhoweyn karo, waana ka fakaray waxayna ila noqotay fursad layaab leh markii la aqbalay form keyga oo aan helay qof ila wadaago nolosha, waana middaa tan aan hadda halkan ugu suganahay.”
Mid kaloo kamid ah guur doonayaasha fursadda ka faa’ideystay oo lagu magacaabo Sani Abdellah, da’diisuna tahay 45 sano, ayaa dhankiisa tilmaamay inuu arintan maqlay asigoo la joogay xaaskiisa koowaad, isla markaasna si degdeg ah u soo gaaray goobta,” waxaan u soo cararay inaan feelka booxiyo, waana faraxsanahay.” Ayuu hadalkiisa raaciyay.
Xaaskiisa cusub 28 sano jir ah oo lagu magacaabo, Aicha, ayaa tiri, “aad iyo aad ayaa aad u faraxsanahay, waxaana ku faraxsanahay waxa ay sameeyeen Hisbah oo ah sida ay u caawiyeen dumarka una xaliyeen dhibatooyiinka nahaystay oo ah inaan helno niman wanaagsan.”
Ahmed Haji Hassan (Al-Haji)
Daganaasho saakay ka jirta Dharkeenley kadib dagaal Khasaaro gaystay
Xaaladda degmadda Dharkeenley ee gobolka Banaadir ayaa saakay degan kadib dagaalo aan waxba la iskula harin oo xalay ka dhacay ka dhacay.
Ciidamada Xarakada Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday fariisimada Ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada KMG ay ku leeyihiin duleedka degmadaas.
Labada dhinac ayaa isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyadoona lasoo sheegayo in uu soo kala gaaray Khasaaro xoogan.
Ilo ku dhow dhow dhinacyada dagaalamay ayaa xaqiijinaya in dhimashada ay ka badan tahay ilaa 4 dhaawacana uu 10 gaarayo.
Labada dhinac wax war ah kama aysan soo saarin dagaalkan ka dhacay degmada Dharkeenley waxaana uu kamid yahay dagaalo inta badan ka dhaca Dharkeenley gaar ahaan xaafadda Xoosh.
Tacadiga loo geystay shacabka Soomaaliyed waa la isku xisaabtamayaa[1960-2012]
Safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Geneva oo dhowaan soo cago dhigtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobo dhoor ah oo ay kamid yihiin ammaanka loo helay magaalada uu iminka ku sugan yahay.
Ambassador Yusuf Maxamed Ismaacil[Bari Bari] oo ah Safiirka dowladda KMG Soomaaliya u fadhiya Geneva oo sidoo kale hawlo shaqo u yimid Muqdisho ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay ammaanka ka jira Caasimadda.
Yusuf Maxamed Ismaacil[Bari Bari] waxa uu hoosta ka xariiqay in magaalada ay yara burbursan tahay, balse mar hadii ammaan lagu noolaan karo la helo buu yiri wax walbo wey imaanayaan.
” Ammaan wanaagsan ayaan Muqdisho ku arkayaa, xogaa waa iska jirtaa burbur ka muuqda magaalada lakin hadii nabad la heeysto wax walbo oo la rabo waala sameeyn karaa” ayuu yiri Mr Bari Bari.
Ambassadorka ayaa waxa uu farta ku goday in Soomaaliya ay ka dhaceen tacadiyo kala duwan oo loo geystay umadda Soomaaliyeed, loona baahan buu yiri in qolooyinka tacadiga geysta la maxkamadeeyo.
” Qaramada Midoobe liisaska la geeye ee tacadiga ku saabsan waxaa ugu badan Soomaaliya, 1960 ilaa 2012 tacadiyada dadka Soomaliyeed loo geystay waa la isku xisaabtamayaa” ayuu Safiirka ku yiri Raadiyaasha Muqdisho.
Ugu dambeyntiina Danjiraha Soomaalida u fadhiya Geneva ayaa shacabka Soomaaliyed ugu baaqay intii ay goori goori tahay ay soo dacweeyan cida tacadiyada u geystay, inkastoo Soomaalima aysan awoodin.
Al-Shabaab’s Mogadishu man denounces his militant group
Al-Shabaab’s Mogadishu man, Ali Mohamed Hussein has reportedly denounced his group’s activities in the country and asked for amnesty, reports say.
Hussein also requested forgiveness from the Somali population in the city, according to the state-run broadcaster.
He is said to be willing to address the public and officially denounce the militant group and seek forgiveness from the public.
He has also reportedly asked people to refer to him anybody who he had previously wronged during his tenure in the militant group.
The TFG has on several occasions in the past displayed alleged militant defectors joining their ranks, attributing this mass defection for their continuous provision of amnesty to militant defectors.
Shariif Xasan Iyo Wafdigiisa Oo Gaaray Baydhabo
Gudoomiyaha Barlamanka KMG Ah ee soomaaliya Shariif Xasan Sh Aadan iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta ka dagay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhao ee Xaruunta G/Baay .
Wafdiga Gudoomiyaha Barlamaka KMG AH ee gaaray Magaalada Baydho ayaa waxaa ka mid ah Taliyaha Ciidamada Booliska Shariif Shikhun iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Xasan Mungaab .
Socdaalka gudoomiyaha Barlamnaka KMG Ah uu ku tagay Magaalada Baydhabo ayaa imanaysa xil shalay ciidamada Amisom ee ku sugan Halkaasu ay saldhigyo ciidan ka samaysteen bartamaha M/baydhabo .
Ma ahan markii ugu horaysa uu Baydhabo tago Shariif Xasan sh aadan tan iyo wixi ka dambeyay Marki Xarakada Al Shababa ee ka baxeen Halkaasi .