Ciyaaro

Liverpool Oo Dalab Udirtay Xidig 17-Jir Ah.

Number of View :5

Liverpool ayaa kula tartami doonta Juventus iyo dhowr kooxood oo Isbaanish ah saxiixa 17 jirka FC Porto ee khadka dhexe Ruben Neves.

Wargeyska  (Daily Mirror) ayaa sheegay in kooxahan ay si weyn ugu tartamayaan saxiixa laacibka dhalanyarada ah.

Macalinka kooxda Porto ayaa sheegay in aan macaquul aheen in xidigiisa ay ka fasaxaan kooxda.

Liverpool ayaa dhankeeda sheegysa in door xoogan ay saari doonto si ay uhelaan laacibkaan lagu magacaabo Ruben Neves.

Wakiilka xidigaan ayaa macaquul ka dhigay ka tagista kooxda.

1413730549508_wps_69_Liverpool_s_Raheem_Sterli

Previous post

Warning proposed businessmen Narcotics sells .

Next post

Ethiopian troops took control of forces in Belet Weyne.

Codka

Codka

No Comment

Leave a reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>