Please disable any ad-blocker you are using in your browser.

Saturday, August 23rd, 2014

Liverpool Oo Dhameestirtay Saxiixa Dejan Lovren.

Published on July 27, 2014 by   ·   No Comments Number of View: 5

Muqdisho(Codka Qaranka) Kooxda Liverpool ayaa ugu danbayntii 20 milyan oo Ginni ku soo afjartay saxiixa daafaca 25 jir ka ah ee ree Croatia Dejan Lovren sida ay xaqiijisay BBC Sport.

Ben Smith wariyaha BBC ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay 20 milyan oo Ginni ku soo afjartay saxiixa Dejan Lovren wuxuuna intaa ku daray in ay dhimintahay oo kaliya in Liverpool ay ku dhawaaqdo saxiixa laacib kaan.

Liverpool ayaa la sheegayaa inay ku dhawaaqi doonto saxiixa Dejan Lovren maalinta barito ah maadama koxdu ay doonaysay inay maanta shaaciso saxiixa Loic Remy oo ku dhacay tijaabada caafimaadka.

Dejan Lovren ayaa noqonaya laacibkii 3aad ee ay Liverpool kala soo wareegto kooxda Southampton suuqa kala iibsiga ee xaggaagaan.

Readers Comments (0)



alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!