Please disable any ad-blocker you are using in your browser.

Wednesday, August 20th, 2014

Maalinta Ciida oo laga Iclaamiyey Dalal Kala Duwan oo Caalamka Islaamka ah

Published on July 27, 2014 by   ·   No Comments Number of View: 5

Muqdisho ( Codka Qaranka) Berri oo  Isniin ayaa waxaa si isku mid ah Caalamka Islaamka si isku mid loo Iclaamiyey inay tahay Maalin Ciid ah.

Dalalka Boqortooyada Sacuudiga iyo Dalka Suudaan ayaa si rasmi ah u sheegay Bilashada Bisha Shawaal iyadoo Dalka Soomaaliya Gobolada Galgaduud iyo Shabeelada Hoose Deegaano ka mid la sheegay in laga arkay Bisha Shawaal.

Si Kastaba ha ahaatee Berri oo Isniin ah ayaa waxaa loo Dabaaldegayaa Munaasabada Ciidul Fitriga iyadoo Muslimiinta Caalamka ay u diyaar garoobeen Munaasabadaan Ciidda.

Munaasabada Ciidul fitriga ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa iyadoo aan wax qilaaf ah uusan  jirin

Eid-mubarak-2014-e1380047271159

Readers Comments (0)



alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!