Wednesday, July 30th, 2014

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Beeniyey inuu ka Qaxay Xarunta Madaxtooyada

Published on July 8, 2014 by   ·   No Comments Number of View: 5

Muqdisho(Codka Qaranka)Madaxweynaha DF Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Beeniyey inuu ka qaxay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho kadib markii Dagaal la sheegay in al Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Madaxtooyada lana shaaciyey in Madaxweynaha Taangi lagu qaaday oo la geeyey Xarunta AMISOM ee Xalane.

Madaxweynaha oo hadlay dagaalka kadib ayaa sheegay in uusan ka bixin Xarunta Madaxtooyada warkaasina uu yahay mid been abuur ah oo ay faafiyeen al Shabaab wuxuuna intaa raaciyey in uusan masuul ka tirsan Dawlada oo ka cararay Madaxtooyada.

Xasan sheekh ayaa waxa kale oo uu sheegay in dawladu aanay Joogin xilli ay ka cararto al shabaab laakiin hadda la joogo xilligii la soo af jari Al Shabaab.

somali

Readers Comments (0)

Comments are closed.
alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!