Zakariye Shriif Muqtaar (ZAAKAJ) Waa Fanaan Da’yar oo ku nool Magalaada Nairobi ee dalka Kenya,wuxuuna si weyn ugu heesaa heesa macaan ee loo yaqaan Raabka.
Al-Fanaan Zaakaj ayaa sidoo kale ku hadlaa luqadaha Soomaaliga,Ingariiska,Sawaaxiliga ,wuxuuna sheegay in u haatan soo wado heeso macaan oo ku qaadayo Afaafka Ingariiska iyo Sawaaxiliga iyo Soomaaliga.
Hadaba Nagula raaxeyso qaar ka mid ah Heesha Fanaanka da’da yar ee Soomaaliyeed.